Gudidii Nabadaynta Shaqaaqadii ka Dhacday WADAJIR oo Gaadhay Deegaanka FIQI-AADAN

0
404

Selal(Dawan):- Guddi Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u saaray nabadaynta shaqaaqo ka dhacday deegaanka Wadajir oo ka kooban wasiiro iyo xildhibaano,ayaa gaadhay isla markaana lagu soo dhaweeyay deegaanka Fiqi-Aadan.

Haddaba sida weftigaa nabadaynta u socday loosoo dhaweeyay iyo weedhihii waxgaradka deegaanka iyo madaxda weftigaba halkan ka daawo.

Leave a Reply