Hamiga Gaadhida Guusha

0
35
  • Iska Jir waxaad beeranayso, waayo midhaha aad beri goosaneyso. Waa Kuwa farxadda kuu noqonaya.
  • Qudhaanjadu Sonkorta iyo Milixda isku qasmay, waxay ka gurataa sonkorta keliya. Dooro la socodka dadka wanaagsansi noloshu macaan kuugu noqoto.
  • Marnaba ha isku mashquulin dadka dhinacaaga danbe ka hadla, sababtoo ah waxay cadeyn u tahay inaad ka guulaysatay.
  • Haddii aad qof jeceshahay aamin ilaa xad, natiijadu waxay noqon inaad hesho saaxiib aad u wanaagsan ama aad qaadato Cashar aad u fiican.
    Weliga  Qofna ha ku nicin nabar jidhkiisa ku yaalla sababtoo  ma sheegayso akhlaaqdiisa waxase ay cadaynaysaa inuu shil ka badbaaday.
  • Haddii aanay Noloshaadu u socon sidii aad jeclayd, ha werwerin waayo waxay u socotaa sidii Allah u qorsheeyay.  Xaqiiq Allah Qorshihiisa ayaa wanaagsan laakiin xidhiidhka Allah (sw) xooji.
  • Qof kasta oo xil qabta wuu tegayaa, mansabkana wuu dhaafaya hamigaagu ha ahaado gaadhida Guusha.
  • Muhiim ma aha in laguu sacab tumo markaad timaado, waxa muhiim ah in lagu xusuusto markaad tagto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here