Bedel Fikirka, Si Noloshu U Bedesho!

0
470

 

  • Si aad nolosha u bedesho waa inaad habka aad u fikirto bedesho
  • Si aad guul u gaadho naftaada xakamee, kana adkow, taasi waa gaadhida guusha Aduun iyo aakhiro.
  • Qof kasta dhibka ku haysta ha u sheegin maxa yeelay dadka  15% ayaa kula dareena, 85%  waxay  ku raaxaysanayaan dhibka ku haysta.
  • Wakhti waa lacag kaash ah oo aad haysato u xafid sida aad iyada u ilaaliso.
  • Noloshu isma bedesho, qofka ayaa bedela, ku dadaal inaad nolosha habayso.
  • Dadku waa laba nooc kuwo rajo iyo damac ku jira iyo qayb qorshe iyo ujeedo leh, waana ku guulaysta
  • Diyaariye: Axmed Adam Cali (Haybe)

Leave a Reply