Xildhibaan Labada Guddoomiye Xisbi Mucaarid Ku Dhaliilay in Xubnaha Komishanka ay Beelahooda ka soo Dhigtaan

0
396

Qore Khadar M.Dhako

Hargaysa(Dawan)XildhibaanCabdiqaadirJaamacXaamud oo ka mid ah MudaneyaashaGolaha WakiiladaSomaliland ayaa labada guddoomiye Xisbi Mucaarid ku dhaliilay in labada xubnood ee ay u soo xushaan gudida doorashooyinka qaranka in ayhab qabyaaladaysan u soo xushaan isla markaana aanay u eegin hannaanka qaran ee saami qaybsiga Beelaha,waxaanuusoojeediyayXisbiyadaMucaaradka eeWADDANI iyoUCIDin ay ilaaliyan Sharciga ay ku jiraan ee xisbiyo Qaranay ku yihiin.

CabdiqaadirJaamac Xaamud oo shalay u WaramayayWargayskaDawan,waxaa uu intaa ku darayin golaha wakiiladdu waxay ansixiyaan ee ka soo baxa in ay sharci yihiin isla markaana aan cidina diidi karin.

Waxaa kale oo uu tilmaamay in xubnaha gudida doorashooyinka ee ay soo xuleen Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo golaha Guurtidu in ay si qaran ku soo xuleen isla markaana ay ka soo kala jeedaan deegaano kala duwan halka uu ku dhaliilay labada guddoomiye Xisbi mucaarid in ay soo xuleen laba xunbood oo mid walba guddoomiyaha ay isku beel yihiin.

CabdiqaadirJaamacXaamudoo Arimahaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “XisbiyaduSharcigaGolahaWakiiladuSameeyayayayku jiraan waanain ayilaaliyaanGolahaWakiiladawaa golihii Sharci dejinta waxaaanu ansixinaylixxubnood ookamidKomishankaDoorashooyinkaQarankaguddi ayaanasoo eegtay oosooQiimaysay in ay ku habboonyihiinin xubinKomishanlooansixiyo,waxaanaloobaahanyahayin dalku hore u socdoSomalilandinayhore u socoto ayaamuhiim ahwixiiGolahaWakiiladaansixiyowaaSharciMadaxweynuhuwuusaxeexaa waanawaxaan laga daba hadli karinGo,aankaaGolahaWakiiladuku ansixiyaylixdaaXubnoodeeKomishankaDoorashooyinka.markaa isagay u taallaaqofkiiwax sheegayaawaxaanuka turjumaaGolahaWakiiladudareenkashacabkiinasoodoortay .”.

Xildhibaankaoo hadalkiisa wataa waxa uu yidhi“Waxala rabayinToddobadaXubnoodeeKomishankaDoorashooyinku inaanayiskureernoqonkuwiiMadaxweynuhu sooMagacaabayBeelahadarafyadaway ku jireenlabadiiGolahaGuurtidasoomagacaabaywaxa ku jiraymidbeelahadarafyadaXisbiyadaMucaaradkamid walibareer kiisii ayuu keenayKomishankaDoorashooyinka,XisbiyaduSharciga ay ku jiraan Golaha Wakiilada ayaadejiya hadii laga maarmiwaayoxeer 20 ayaa la furi doona,”.

Sidoo kaleXildhibaanXaamudayaa waxa usoo jeediyay Shacabka Somaliland in ay ilaashadaanWadajirkoodaiyoNabada.waxaanauu yidhi“Waxaan usoojeedinayaaShacabkaSomalilandinWadajirkooda ayIlaashadaaniyoNabadoodamaalinbanin ayuun baawaddanka Hogaaminayaoo imanaya,markaayaan waxba layskuxumaanee Waddanka haloosamro oo haloo tudho Somalilandwaxayhalkaa ku soo gaadhayiskutanaasul iyo isqancinHimiladaiyoyoolkaayleedahaySomalilandwaygaaadhidoontaa,Xildhibaan kastaara’yigiisa xorbuu u yahay,arimahaSaamiqaybsigaku raastaGolaha Wakiiladatalo qaran ayaa laga yeelan doonaawaana laga wada tashan doonaa,”.

.

 

Leave a Reply