Kulanka Adkaynta Nabadgelyada Lagaga Hadlayay oo Lagu Qabtay Degmada Gacan Libaax Ee Hargeysa

0
542

Hargeysa(Dawan):- Kulan ballaadhan oo lagaga hadlayay adkaynta nabad gelyada ayaa lagu qabtay degmada Gacan libaax.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen waxgaradka xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Gacan lIbaax iyo maamulka heer degmo ee gacan Libaax.

Hddaba kulankaas iyo weedhihii laga yidhi halkan ka daawo

Leave a Reply