Wasiirka Waxbarashada oo Xadhiga Ka Jaray Fasalo Cusub oo Lagu Kordhiyey Dugsiga Gacmadhere

0
449

Hargeysa(Dawan):- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Cismaan Jaamac Aadan,ayaa xadhiga ka jaray fasalocusub oo lagu soo kordhiyay dugsig hoose dhexe ee Gacma Dheere ee  magaalada Hargeysa.

Fasalada cusub ee lagu soo kordhiyay Dugsiga Gacma Dheere ayaa ah fasalo cusub oo carruurta yar yar ah isla markaana loogu talo galay barbaarinta carruurta.

Haddaba warkaas oo faahfaahsan halkan ka daawo

Leave a Reply