Tartanka Faraha Iyo Guushiisa!

0
420

Dalka Jarmalka waxa aad loo xiiseeya oo shacbiyad badan leh ciyaarta lagu magacaabo geesinimada faraha. Ciyaartan ayaa ah mid qadiim oo wakhti fog soo baxaday, laakiin sanad kasta la ciyaaro. Waxaana ay ka mid tahay ciyaaraha ugu shacbiyada badan.

Tartamayaasha ayaa farah loo gelinayaa bir, taasi ayay kala jiidanayaan ilaa uu midkood si rasmi ah isu dhiibo oo laga adkaado, ka dib marka uu adkaysan waayo xanuunka faraha.

Leave a Reply