Burco: Maamulka Gobolka Togdheer oo Daahfuray Tartanka Hal-abuurka Dhallinyarada

0
523

Burco(Dawan):- Maamulka GobolkaTogdheer,ka degmada Burco iyo maamulka Hay’adda SOYDAVO.

Tartankan oo ah mid lagu dhiirri gelinayo dhallinyarada gobolka Togdheer ee hal abuurka leh isla markaana lagu soo bandhigayo noocyada suugaanta kala duwan iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ay u leedahay ummadda Somaliland.

Tartankan,ayaa lagu tartami doonaa hal abuurka suugaanta,ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka iyo farshaxanka.

Tartankan ayaa socon doona muddo sadex cisho ah,haddaba furitaankii tartanka iyo weedhihii laga yidhi halkan ka daawo.

Leave a Reply