Safiirka Turkiga u Jooga Somaliland iyo Maamulka Gobolka Gabilay oo Kaalmo Gaadhsiiyay Beeladayda Deegaankaas

0
429

Gabilay(Dawan):- Safiirka dalka Turkiga u jooga Somaliland iyo maamulka Gobolka Gabilay,ayaa kaalmo gaadhsiiyay una qaybiyay beeralaydaa gobolka Gabilay.

Kaalmada la gaadhsiiyay beeralayda  gobolka Gabilay la gaadhsiiyay ayay dawladda Turkigu soo marisay hay’ad sama fal oo laga leeyahay dalka Turkiga oo la yidhaahdo TIKA.

Kaalmadan ayaa isugu jirtay siidhadh iyo agabyo kale oo beeralaydu ay aad ugu baahnayd.waxaana halkaa ka hadlay madaxda heer gobol iyo degmo ee Gabilay,beeralayda kaalmada la gaadhsiiyay,safiirka u fadhiya Somaliland Turkiga iyo masuul sare oo ka socday Hay’adda Tika.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

Leave a Reply