Shirka Siyaasadda Qiimaynta iyo Dabagalka ee Heer Qaran oo Hargeysa Laga Furay

0
399

Hargeysa(Dawan):- Shirka qiimaynta iyo daba galka Siyaasadda ee heer Qaran,ayaa Hargeysa ka furmay.

Waxaana shurkaa daah furay Wasiirka Wasaaradd qorshaynta qaranka,waxaana ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee daneeyeyaasha siyaasadda dabagalka horumarka Somaliland.

Haddaba furitaankii shirkaas iyo masuuliyiintii ka hadlay iyo weedhihii laga yidhi halkan ka daawo.

Leave a Reply