Magaalada Motkin Ee Cajiibka Ah!

0
405

Gobolka Monoglia ee Shiinaha magaalada Motkin ayaan loo ogolayn inay dumarku xadkooda ka gudbaan. Dumarka magaaladan ayaa sanad kasta u baxa inay ganacsi sameeyaan iyagoo badeecooyin qaada oo u iib geeya magaalooyin kale ka dibna soo noqda, waxayna ka maqnaadaan ragooda muddo dhawr maalmood ah.

Mudadaasi magaaladaasi laguma arko qof dumar ah iyagoo caadadan fulinaya. Magaalada ayaa la sheegay inay tahay mid degan oo suuqyadeeduna nadiif yihiin.

Leave a Reply