Xoghayaha Dawladda Hoose ee Degmada Caynaba oo soo Dhaweeyey Muddo Kordhinta Golaha Wakiiladda

0
414

Caynaba(Dawan):-Xoghayaha Dawladda Hoose ee degmada Caynaba Cumar Maxamuud Muuse oo maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa soo dhaweeyay muddo kordhinta loo sameeyay golaha wakiiladda Somaliland.

Waxaanu u soo jeediyay xisbiyada mucaaridka in ay u diyaar garoobaan doorashooyinka oo ay iska daayaan faafinta wararka aan waxtarka u lahayn Somaliland isla markaana dalka muranka ka daayaan,si ay doorashooyinku xilliga  loo muddeeyay u qabsoomaan oo aanay haddana dhicin in in murankoodu dib u dhac kale sababo.

haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

.

Leave a Reply