Sumcadda Dhabta Ah Waa Sameynta Arrimaha Saxda Ah!

0
469

Axmed Adam Cali  ( Haybe)

  • Saynisku waa aqoon la hagaajiyay, xikmaduna waa nolol la habeeyay.
  • Qofka xaasidka ku ah xayawaanka way ku adkaataa la macaamilka dadka.
  • Qalbiga qofka Waxa ku xukumi karnaa siduu ula dhaqmo xayawaanka.
  • Aragti aan lagu qancin waa aragti aan micno la’aan ah, garasho aragti la’aan ahina waa garasho indho la’aan ah.
  • Waxa tegay waa meel wax lagu barto ee maaha meel lagu noolaado.
  • Nolosha waxay noqotaa mid fudud oo qurux badan marka aan arkayno wanaagga dadka kale
  • Shar-rajeeyaha wuxuu ka dhex arkaa fursad walba dhibaato halka kheyr-fishuhu uu ka dhex arko dhibaato walba fursad
  • Kheyr-filashadu waa iimaanka kugu hagaya inaad guul gaadho, waxbana lama qaban karo kalsooni la’aan & rajo la’aan
  • Qofka ka dhiga naftiisa sida dirxiga ma caban karo haddii ay dadka isku istaagaan.

 

Leave a Reply