Tallada Sadaqadda Qarsoon!

0
447

Dalka Jorjiya waxa ku yaalla taallo loo sameeyay sida qofka oo kale. Taalladan ayaa u samaysan sida qof dawarsanaya oo gacantiisu fidsan tahay. Waxaana taalladan lacagta gacanteeda dhiga dadka hantida leh iyo kuwa doonya inay sadaqad bixiyaan, iyadoo marka danbe loogu talo galay in dadka masaakiinta ahina ay halkaasi ka qaataan.

Sababta sida loo sameeyay ayaa la sheegay inay tahay in dadka saboolka ah hantiilayaasha  hor imanaya ee wax weydiisnaya laga ilaaliyo xaqiraadda iyo in la yaso oo iyaguna isu arkaan dad hoose.

Leave a Reply