Xusuus Qorkii Arooska

0
503

Waxa laga yabaa dad badan in aanay wakhtiba u helin habeenka arooskooda ugu horeeya akhris iyo qoraal midna, laakiin lamaane u dhashay dalka Shiinaha Lei Yuin iyo gabadhiisa Tashna Aknash ayaa iyagu sameeyay arin ay u arkeen in habeenkan muhiimka ay ku xusuusan doonaan.

Habeenkaasi ayay qoreen 17 kelmadood oo ah qoraalo kala duwan, kuwaasi oo ay sheegeen inay ku xusuusan doonaan habeenkii ay bilaabeen nolosha cusub. Lamaanahan ayaa ka tirsan shaqaalaha dawladda ee gobolka Jianjishi, kuwaasi oo ku qanacsan inay habeenkii ay ku soo dhoweeyeen qoraalo aan weligood duugoobi doonin.

Leave a Reply