Ma Rabno Inay Dadku Noqdaan Mashaqaystayaal

0
487

Dalka Switerland wuxu ku yaalla badhtamaha galbeedka qaaradda da’da ah ee Yurub waxaana uu xad wadaagaan dalalka Talyaniga, Jarmalka, Austria, isla markaana waa dal keliya ee Yurub ku yaalla ee aanay saamayn dagaaladii koowaad iyo kii labaad midkoodna ka dhacay.

Dalka Switzerland Bishii June sanadkii 2016 shacbiga ku  nool dalkaasi waxay diideen sharci ay dawladuu soo saartay oo dhigayay in  dadka dalkaasi u dhashay la siiyo dakhli mushahar oo aanay shaqaysan iyagoo guryahooda iska jooga.

Dakhligan xukuumaddu rabtay inay qof kasta oo muwaadin ah ayaa dhamayd $ 2500 qof kasta. Laakiin codayntii loo qaaday mashruucaasi ayay dadkaasi ku diideen inay sidaasi sameeyaan oo dhib yaraan lacag ku helaan qiyaas dhan 77% kuwaasi oo soo horjkeestay iyagooo sheegay inay tani keenayso inay dadku noqdaan naafo isla markaana ay badato shaqo la’aanta, horumarku dalkanu burburo madaama aanu jirin qof isku hawlaya curinta mashruuc cusub io shaqo wax soo saar leh.

Leave a Reply