Qorrax Madoobaad la Filayo Maalinta Berri Iyo Hargeysa!

0
453

Waxa la saadaalinay in maalinta berry ee khamiista ah bishan Decemeber tahay 26 waxa dunida qaybo ka mid ah ka dhacay Qorrax madoobaad. Qorrax madoobaadkaasi waxa laga arki doona dalalka ku yaalla bariga iyo waqooyiga Africa, Inta badan dalka Asiya sida Sacuudi Carabiya, Cuman, Hindiya, waqooyigiha iyo bariga iyo waqooyiga Austerlia iyo qaybo ka mid ah Dalka Indonesiya.

Sida la sheegay Qorrax madoobaadka waxa sababa marka Dayaxu kala dhex galo Qorraxda iyo Dhulka, laakiin Dayaxu waxa uu qariyaa qayb ka mid ah Cadceedda, inkasta oo wakhtiyada qaarkood uu qariyo Qorraxda.

Leave a Reply