Ka Faa’iidayso Wakhtiga Jooga!

0
617

Niyad jabku marna xal kuu noqon maayo . Werwerka iyo walbahaarkuna mushkiladda ma xaliyaan. Wax kaa ku dhaafayna murugadu mas oo celiso.

Baro in qalbigaaga aad ku beertid sabirka, waxaad ogaataana in Allah (sw) la jiro kuwa sabra.

Quruxada iyo wanaagga  nolasha waxaad dareemaysaa markaad maalin kasta oo qoraxadu ay kuu soo baxado aad aaminto in ay tahay deeq rabi kaaga timid si aad u furato bog cusub, oo khayr ka buuxo kuna waayo aragto wixii wakhti kaa lumay iyo khasaarihii shalay!..

Maxaa yeelay si kasta oo aad u fikirto marna kuuma soo noqonayo wakhti ku dhaafay, ka aad joogto ka faa’iidayso.

Leave a Reply