Dugsiga Ayeeyooyinku Dhigtaan

0
45

Kanta More waa islaan Ayeeyo ah oo 60 sano jirtay waxaana ay  subax kasta ku kalahdaa dugsiga ay dhigato  Ajibainchi Shala oo ku yaalla duleedka Magaalada Mumbai ee dalka Indiya. Waxay aamisntahay odhaahda ah “ Ma jirto da’ algu dhameeyo waxbarashada, oo aan mar danbe lagu laabanayn”. Waxaana ay tidhi “ Qof kasta wax yar ayuu bartay, waa inaad wada aqoonta ilaa dhimashada”.

Kanta oo gashan dharka lebiska u ah dugsiga oo shandeeda ku sidfta dhabarka isla markaana ya la socoto gabadh kale oo dugisga ah ayaa dugisga ku socda. Waxaana ay qaadayaan heesaha dugsiga lagu furop  subaxa hore.

Dugsigan waxa loo dhisaya Ayeeyoonka si ay  waxbarsahda u sii wataan isla markaana u dhameeyan ugana gaadhaan heer jaamacadeed.

Dugsigan oo ku yaalla  tuulada Fangane ee Thane (Mumbai) ayaa sida warbixinta PTI lagu sheegay dugsiga waxa dhigta Ayeeyoyin iyo moocayo da’doodu u dhaxayso 60- 90 sano, kueaasi oo si joogto ah u taga waxna u bartay. .

Dugsiga ayaa ujeedadiisu loo asaasayin kor looqaado waxbrashada islaamaha da’da madaama goobtan ay ku badan yihiin beeruhu.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here