Murugada Sebenkan

0
583
  • Murugada sebenkan waa kasbashada aqoon aan xikmad lahayn.
  • Ha goyn xidhiidhka qof ku sameeyay wanaag
  • Baro in aanay khasab ahayn in wakhti kasta aad guulaysato.
  • Guuldaradu maaha adigoo meel sare ka soo dhacay laakiin waa adiga oo kori waaya
  • Qof kasta waa cidda uu ku daydo , iska hubi dadka aad ku dayato.

Leave a Reply