Khaladkooda Ayay Dawladda Saaraan!

0
519

Waxa uu doonayay in la xusuusto oo aan weligii la ilaabin , sidaa awgeed waxa uu goostay in   tigidhada cashuurta dawladda  ( Postage stamp) sawarkiisa lagu dhejiyo.  Waxaana uu ku amray in loo sameeyo qaab tayo sare leh oo caalami ah oo aanay bulshadu cabasho ka keenin.
Arinkaasi ayaa ugu danbaystii loo dhameeyay isla markaana loo keenay tigidho qurux iyo tayoba leh, aadna wuu ugu farxay.

Laakiin markii dadku ay isticmaaleen ayuu maqlay cabshooyin sheegaya in aanay xabag adag lahayn oo ay aad u tayo xun yihiin.

Leave a Reply