Dibad-bax lagu Taageero Raysal-wasaare Abey Axmed oo ka Socda Magaalada Jimma + Sawiro

0
504

Adis-ababa (Dawan) Waxaa magaalada Jimma ka socda dibad-bax lagu taageerayo raiisulwasaare Dr Abiy Axmed, xisbiga barwaaqo iyo guud ahaan hoggaaminta isbadalka, dalka Itoobiya.

Image may contain: 8 people, crowdImage may contain: sky, outdoor and textImage may contain: 17 people, people smiling, crowdImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 12 people, crowd

Leave a Reply