Madaxweynaha Biixi oo Booqday Fagaare lagu Xulayo Hasha ugu Caanaha Baddan Geela Somaliland + Sawiro

0
529

Hargeysa (Dawan) Somaliland waxaa ka socda tartan lagu ogaanayo geela ugu caanaha badan.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ka caawinaysa Somaliland tartansiinta Geela si loo ogaado Halaha ugu caano badan Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse  Biixi Cabdi ayaa booqday fagaaraha uu ka socdo tartanka lagu xulayo hasha ugu caanaha baddan geela ay dhaqqato geeleydda Somaliland.

Image may contain: 2 people, sky, outdoor and natureImage may contain: sky, outdoor and natureImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and beardImage may contain: 3 people, horse and outdoor

Leave a Reply