Guddida Doorashooyinka Itoobiya oo Tababar u Furay Warbaahinta Dalka + Sawiro

0
553

Adis-baba (Dawan) Kulan ay soo diyaariyeen  guddiga doorashooyinka Qaranka Itoobiya, oo ku saabsan doorka warbaahinta iyo doorashooyinka ayaa ka socda Hutelka Jupiter International Addis-ababa.

Kulan oo lagaga hadlayo warbaahinta iyo waxbarashadda codbixiyayaasha, noocyada doorashooyinka, doorka warbaahinta ee doorashooyinka, soorka warbaahinta ee cod bixiyayaasha, habka tabinta waxbixinada doorashooyinka iyo anshaxa saxafiyiinta.

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoor

Leave a Reply