Raysal-wasaare Itoobiya oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

0
571

Adis-ababa (Dawan) Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abey Axmed ayaa booqsho ugu kicitimay dalka Imaaradka Carabta.
Booqashadan raysal wasaaruhu ugu kicitimay Imaaraadka Carabta ayaa qadan doonta mudo saddex maalmooda, oo uu raysal wasaaruhu howlo shaqo ujoogi doono dalkaasi.
Inta uu kusugan yahay raysal wasaaruhu Imaraadka waxa uu kulamo la qaadan doona, ku dhawaad 15-kun oo muwaadiniinta u dhalatay dalka Itoobiya ee ku sugan bariga dhaxe, oo isugu iman doona dalka Imaaraadka Carabta inta uu booqashada shaqo ku joogo Dr Abiy Axmed.
Xigasho EBC

Leave a Reply