Xukuumadda Somaliland oo War-murtiyeed ka Soo Saartay Safarkii uu Madaxweynuhu ku Tagey Dalka Itoobiya

0
546

Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa war murtiyeed ka soo saartay saafarkii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, uu ku tagey dalka Itoobiya ee aynu jaarka nahay.
War-murtiyeedkan ayaa waxaa kale oo lagaga hadlay kulankii madaxweynaha Somaliland iyo dhigiisa dalka Soomaaliya ku dhexmaray xafiiska raysal wasaaraha dalka Itoobiya.
Hadaba War-murtiyeedkan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka ee waaxda Online-ka Dawan ayaa u dhigneyd sidan.

No photo description available.

Leave a Reply