Goodir Lagu koriyay Masaasad

0
1869

Doolo (Dawan) Goodirkan carbisan oo magaalada Doolo-ado lagu dhex koriyay ayaa lagu soo ababiyay masaasad sida dhalaanka.

Cabdisalaan Ibraahim oo odayaasha deegaankaasi  ka mida ayaa soo koriyay, waan nin xayaawano badan soo xannaaneeyay oo marki uu soo koriyay ay waynaadeen ku wareejiyay hay’addaha dawliga ah ee xayawaanada xanaaneeya sida Libaaxyo, Deero, Hal- gari, Goodirka iyo xayawaano kala duwan.

Waana arrin ku dayasho mudan marka loo eego bulshadda deegaankiisa iyo deegaanadda kaleba.

 

Leave a Reply