Daawo Warbixinta Xaaladda Guud ee Nabadgeliyadda Goboladda Somaliland oo Dhan

0
614

Hargeysa (Dawan) Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan gudoomiyaha  guddida arrimaha   nabadgalyada ee golaha Guurtida Somaliland ayaa mudanayaasha golahaasi warbixin ka siiyey xaalada nabadgalyada dalka oo xiligani fiican ,waxaanu farta uu ku fiiqay waxyaalo yaryar oo u baahan wax ka qabasho oo ay ka mid yihiin arrimaha mukhaadaraadka oo dalka ku soo badanaya ,dhalinyarada amni darada ku kacda oo wax ka qabasho u baahan iyo in siyaasad cad laga yeesho xanuunka ka qarxay dalkaasi shiinaha si looga gaashaanto xanuunkaasi.

 Halkan ka Daawo

Leave a Reply