Daawo Warbixintii Guddida Jooftadda ee Golaha Guurtidda oo Dhammeystiran

0
516

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha guddida joogtadda ah ee golaha guurtidda Somaliland xildhibaan Siciid Cabdillaahi Yasir, ayaa warbixin ka siiyey mudayaasha golahooda, masuuliyiintii ay la kulmeen mudadii uu goluhu fasaxa ahaa.

Xildhibaan Siciid Cabdillaahi Yasir waxaa uu mid mid isu dul taagay warbixinihii ay siiyeen masuuliyiintii ay u yeedheen mudadii golaha guurtiddu fasaxa ahaa.

Halkan ka Daawo 

Leave a Reply