Guddoomiye Saleebaan oo Sheegay in Xukuumaddu Diiday Codsi ugu Yimi Dr Abey Ahmed

0
581

Hargeysa-(Dawan)-Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in raysal wasaaraha Ethiopia Dr Abiy Ahmed, uu Somaliland ku cadaadinaayo in isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya wada yimaadaan Hargeysa.

Guddoomiye Saleebaan, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ka diiday codsiga raysal wasaaraha balse Abiy mar kale ku soo celiyay codsigooda imaanshaha Hargeysa.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in aanay ogolaanayn in Farmaajo, oo madaxweyna ahi yimaado Hargeysa.

 

Leave a Reply