“Madaxweynaha Somaliland kama Suurawdo inuu Hargeysa Kusoo Dhaweeyo Farmaajo” Xildhibaan Naasir Cali Shirre

0
505

Hargeysa-(Dawan)- Xildhibaan Naasir Cali Shirre oo ka tirsan Mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland ayaa sheegay in aanu Madaxweynaha Somaliland marna ka filayn inuu dalka kusoo dhaweeyo Hoggaamiyaha dalka Soomaaliya oo dagaal dhaqaal kula jiray Jamhuuriyadda Somaliland .

 

Xildhibaan Naasir oo warbaahinta kula hadlaayey gudaha xarunta golaha wakiillada Somaliland waxa uu xusay in shacabka Somaliland ay jarjarayaan haddii ay arkaan Madaxweyne Farmaajo  in ay soo dhaweeyaan daayo .

 

Muqaalka ka daawo Linkiga Hoose

Leave a Reply