Qofkii ugu Horeeyey ee Faransiiska ugu Dhintay Caabuqa Coronavirus oo la Shaaciyey

0
528

Paris_(Dawan) Dalxiise Shiine ah ayaa dalka  Faransiiska ugu geeriyooday caabuqa coronavirus kaasi oo noqday qofkii ugu horreeyay ee cudurkan ugu dhinta meel ka baxsan Qaarada Aasiya.

Dalxiisaha geeriyooday ayaa  da’diisa lagu sheegay 80 sanno jir waxaanu ka yimi gobolka Hubei ee dalka Shiinaha, sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Faransiiska Agnès Buzyn.

 

Leave a Reply