Madaxweynaha Somaliland oo ku Gacan Saydhay Dalab uga Yimi Madaxweyne Farmaajo

0
489

Hargeysa-( Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland , Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa quus gooyey hadal maalmahan baraha bulshada lagu baahiyey oo ku saabsanaa in Madaxweynaha dalka Soomaaliya uu kasoo degayaa garoonka diyaaradaha ee Hargeysa .

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta khudbad sannadeedkiisi ka jeedinaayey fadhiga golaha barlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland aya sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu ka aqbalay raali gelinta uu ka bixiyey Xasuuqi loo gaystay Shacabka Somaliland balse aanay marna ogolaanan doonin in Madaxweyne Farmaajo kasoo dego Hargeysa

“Farmaajo Ma Imaan Karo Hargaysa waxaanan ka Xigaa Gabaygii Faarax Nuur,  Ma anaa Mindiyo Lay Qarshaa Laygu Qali doono” ayuu yidhi madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Leave a Reply