Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Buuxiyey Xilal Banaanaa

0
576

Hargeysa-(Dawan)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani , Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa xilka Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga u Magacaabay , Maxamed Faarax Cabdi . dhinaca waxa uu guddoomiyaha gobolka Saaxil u magacaabay Maxamed Aadan Jirde .

Leave a Reply