Wararka Dalka Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Qaatay Wafti Ka Socda Dalka Kuwayt By Wargeyska Dawan - February 19, 2020 0 757 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa-(Dawan)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta , dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Kuwayt.