Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka qaybgalay munaasibada xuska maalinta dhalinyarada Somaliland oo ku beegan 20 Feb, ayaa baaq u diray caalamka iyo dhalinyarada dalka.
Madaxweynuhu waxa uu ka waramay kaalinta ay dhalinyaradu ku leedahay isbedellada ka dhacaya caalamka iyo taariikhda adduunka.
Halkan ka Daawo Muuqaal: