Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha golaha guurtidda Somaliland mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa siweyn uga dayriyey xaalada nabadgeliyo ee deegaanka Shidan.
Deegaankaasi ayaa ah mid ay isku hayaan laba beelood oo walaalo ah oo wada dega, iyadda oo waxaa ay isku hayaana ay tahay Macdan laga helayh deegaankaasi.
Halkan ka Daawo