Agasimihi Hore Ee Xanaanada Xolaha oo So Dhaweyay Talabadii Madaxweyne Biixi Ka Qaatay Kolora Vayris

0
781

Hargeysa (Dawan)- Agasimihi hore ee Xanaanada xolaha Maxamed Axmed Cagowayne ayaa So Dhaweyay Talabadii Madaxweynaha Somaliland  ka qaatay kolora Vayris, waxana uu tilmaamay in ay arintaasi ahayd talaabo wanaagsan oo goor hore la qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here