Agasimihi Hore Ee Xanaanada Xolaha oo So Dhaweyay Talabadii Madaxweyne Biixi Ka Qaatay Kolora Vayris

0
679

Hargeysa (Dawan)- Agasimihi hore ee Xanaanada xolaha Maxamed Axmed Cagowayne ayaa So Dhaweyay Talabadii Madaxweynaha Somalilandย  ka qaatay kolora Vayris, waxana uu tilmaamay in ay arintaasi ahayd talaabo wanaagsan oo goor hore la qaaday.

Leave a Reply