“Jabhada Buhoodle Waxa Maalgeliya Somalia Iyo Shirkada Hass”.Wasiir Qambi

0
1010

Hargeysa-(Dawan)-Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay shirkadda Shidaalka ee Hass in ay maalgelinayso jabhad Somaliland ka soo horjeeda oo laga sameeyay magaalada Buuhoodle.

Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirashiid Du’caale Qanbi, ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay.

Shirkadda Shidaalka ee Hass ayaa ka mid ah shirkaddaha ugu waa weyn ee shidaalka ka ganacsada Somaliland.

Halkan ka Daawo Muqaalka

Leave a Reply