Xikmadaha

0
978
  • Qofka maskaxda badani waxa uu yaqaa arrin kasta iyo qof kasta, qofka caadiga ahina waayo aragnimadiisa ayaa aqoon u kordhisa, laakiin Nacaska waa qofka isu haytsa inuu dadka kale ka wada aqoon badan yahay
  • Wax kasta oo dhalaalaya ha raacin, sababto ah dabkuba wuu dhalaala.
  • Wax badan akhri si aad wax badan u barato
  • Runtu difaac uma baahna
  • Rajadu waa waxa keliya ee nafta lagu sasabo.
  • Wax keliya ee aad heshaa waa waxa aad shaqaysato
  • Maaha in aad dadka oo dhan farxad gelsio, laakiin dadka oodhan dhibkaaga ka hayso.
  • Doqonku waa qofka isu qaataa inuu dadka ugu aqoon badan yahay
  • Caqabaduhu waxay ku tusaan wadada guusha
  • Xanuunka ugu halista badani waa xasadka

Leave a Reply