Xikmadaha

0
542
  • Qofku waxa uu ku riyoodo ayuu noqdaa, haduu u dadlaalo
  • Dadka guulaystaa waa kuwa markay fashilmaan aan is dhiibin.
  • Haday noloshu adkato waxa kastaana ka hor yimaadaan, ogo in Dayuuradu u duusho cakiska dhinaca ay dabayshu u socoto, U Duul oo dabaalo jihada saxda ah.
  • Haddii aanad ku qanacsaynayn meesha aad joogto iyo shaqada aad hayso, dhaqaaq waayo ma tihid geed meesha ku yaalla.
  • Hana noqon qof jilicsan oo wax kasta dhibayaan, noqo qof karti leh oo adkaysi leh

Leave a Reply