“Sanadka 2021 waxaa dhaqan qal inoo noqonaya barnaamijka hawl gabka shaqaalaha”….

0
456

Hargaysa (Dawan): Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa shaaciyay in ay dhawaan dhamaystirayaan barnaamijka hawl-gabka shaqaalaha dawladda mudadda badan u soo shaqeeyay.

 

Farxaan Aadan Haybe, waxa uu sheegay in barnaamijkaasi loo raaci doono xeerarka caalamiga ah ee u degsan xaqsiinta dadka gaadha da’da shaqo ka fadhiisiga.

Kaasoo dhaqan gal noqonaya horaanta sanadka danbe, shaqaalahaasi oo isugu jira ciidamadda qalabka sida iyo shaqaale weynaha qaranka.

 

Halkan Ka Daawo Hadalka Guddoomiye Farxaan Haybe:

 

Dawanews.com/Hargaysa Office.

Leave a Reply