U Jeedadda Kulan Dhex Maray Guddoomiyaha Baanka Dhexe iyo Sarifleyaasha Burco

0
863

Hargaysa (Dawan): Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa maanta xarunta baanka ee Hargaysa kulan kula yeeshay guddi sarifleyaasha magaaladda Burco.

Kulankani ayaa u jeedadiisa lagu sheegay mid is xog waraysi ah, iyadoo guddiga sarifleyaasha Burco ay shahaado sharaf ku guddoonsiiyeen guddoomiyaha baanka dhexe iyo agaasimaha guud ee baanka.

 

Taasoo ay ku maamuusayeen kaalintii uu baanka dhexe ka qaatay dejinta iyo jaan-goynta lacagta shillinka Somaliland.

 

 

Dawannews.com/Hargaysa Somaliland.

Leave a Reply