Washington oo xaalad degdeg ah loogu dhawaaqay

0
596

Washington (Dawan)- Magaalada Washington ee dalka mareykanka ayaa xaalad deg deg ah loogu dhawaaqay kaddib marki qofki ugu horreeyey ee qaba cudurka Coronovirus uu cudurka u dhintay.

Qofkii ugu horreeyay ayaa cudurkaasi Coronavirus ugu dhintay dalkaasi Mareykanka, gaar ahaan gobolka woqooyi galbeed ku yaal ee Washington, halkaasi oo haatan xaalad deg deg ah looga dhawaaqay.

Leave a Reply