Dalka Thailand Oo Laga Helay Caabuqa Coronovirus

0
593

Thailand (Dawan)- Wararkii ugu dambeeyay ee laga helaya dalka Thailand ayaa sheegaya in uu qofkii ugu horeeyay uu dalkaasi ugu geeriyooday caabuqa cudurka Coronovirus, waxaana uu qonayaa kiiskii ugu horeeyay ee laga helo gudaha dalkaasi.

Dhinaca kale dalka Shiinaha gaar ahaan magaalada Wuhan ee ah halkii ugu horeysay ee uu kasoo bilowday cudurkan halista ah ayaa laga soo soo bilaabo jimcadii todobaadkan waxa uu u muuqdaa in ay sii kordhayso tirada dadka ugu dhimanaya gudaha dalkaasi cudurka Coronovirus.

Waxa uu ku baahayaa cudurkani dalal badan oo horleh, waxaana ka mid ah dalalkii ugu dambeeyay ee uu gaaray dalka Thailand iyo Qadar.

Dawannews Hargeysa office

Leave a Reply