Tiradii Dhimashada Talyaaniga Oo Sii Badanaysa Xili Uu Adduunka Oo Dhan Ka Sii Faafayo Cudurka coronavirus

0
639

Warbixin: Dowladaha adduunka oo dhan ayaa ku foogan inay soo bandhigaan tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka COVID-19, kaas oo adduunka oo dhan ku sii kordhaya, Shiinaha oo ah halka uu fayrasku asal ahaan ka soo bilawday dhammaadkii sanadkii hore wali waxay isku dayayaan inay xakameeyaan hayeeshee kumay guulaysan.

Leave a Reply