Hargeysa (Dawan) Golaha Guurtida Somaliland ayaa hada la hor keenay Mooshinkii wax ka badalka iyo kaabista ee xeerka Boosaha iyo isgaadhsiinta ee golaha wakiiladu ansixiyeen shalayto.
waxaana mudanayaasha u akhriyey xughahaya guud ee golaha guurtidda Somaliland garyaqaan Cabdinaasir Aadan Beegsi.
Filo goor dhaw faahfaahinta warkani