Xukuumadda Somaliland oo Seddex Milyen oo Neef ka Talaashay Xannuunka Sanbabka

0
444

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda xanaaanadda xoolaha iyo kalluumeysiga mudane Siciid Sulub Maxamed ayaa sheegay in ay direen kooxo talaalka xoolaha, kuwaasi oo uu xusay in ay talaaleeleen saddex milyan oo neef.

Waxaa uu tilmaamey in xoolahani ay u badan yihiin Riyo islamarkaana laga talaalay xannuunka Sanbabka.

Waxaanu yidhi isaga oo arrimahaasi ka hadlaya “Waxaanu rirnay kooxi badan oo soo talaalay sadex milyan oo Riya ah waxayna ka Talaalay cudurka Sambabka”

Sawirka Wasiirka wasaaradda xannaanada xoolaha iyo kalluumeysiga mudane Siciid Sulub Maxamed oo saaka hor yimid golaha wakiiladda si loo ansixiyo

Leave a Reply