Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay 3 Gantaalo Oo Kale

0
535

Pyongyang (Dawan)- Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay sadax gantaal oo hor leh, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta Kuuriyada Koonfureed.

Tijaabinta gantaaladan ayaa kusoo beegmaya ka dib markii laba cisho ka hor ay Kuuriyada Waqooyi tijaabisay gantaaladii ugu horeeyay ee sanadkan.

Waxana meesha ka baxay dadaalo ay dowladda Mareykanka ku doonaysay in Pyongyang lagaga joojiyo tijaabinta gantaaada iyo samaysashada hubka aadka wax ugumaada ee Niyukleerka.

Dawannews Hargeysa office

Leave a Reply